qandhood
(m.l)

eeg qandhoo. ld qandhasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandhood

qandhasho [m.f.dh]
eeg qandho². ld qandhood.

qandho [m.dh]
1. Xummad. 2. Jirro. 3. Duumo.

qandho [m.dh]
(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.

qandho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-oday, -otay)
Cid jirro ku dhicid. ld qandhoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg