qandhuufasho
(m.f.dh)eeg qandhuufo². ld qandhuufad, qanjaruufad, qanjaruufasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandhuufasho ↴
qandhuufad [m.l]
ld qandhuufasho.
qanjaruufasho [m.f.dh]
eeg qanjaruufo². ld qandhuufasho.
qanjiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax si xoog leh u qandhuufasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg