qandiir
(m.l)

Wax kulkoodu yaryahay.

qandiir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax in yar kululaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandiir

qandiiri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax in yar kululayn.

qandiirid [m.f.dh]
eeg qandiir².

qandiirin [m.f.dh]
eeg qandiiri.

qandi [m.l] (-iyo/qandi, m.dh)
Kolay yar oo wax lagu gurto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg