qandood
(m.l)ld gandood¹, qandoodid.
qandood
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Nafley si is-hoggaamis u istaagid. ld gandood².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qandood ↴
gandood [m.l]
ld qandoodi.
gandood [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld qandood.
gandoodid [m.dh]
ld qandoodi.
gowriir [m.l]
1. Qandood. 2. ld gowriirid.
gowriir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dul g.: wax ku qandoodsasho; wax ku kor foorarso. ld gowriirso.
qandoodid [m.f.dh]
eeg qandood². ld gandood¹, gandoodid, qandood¹.
qooqaarso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg