qaniinid
(m.f.dh)

eeg qaniin².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaniinid

miciyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Wax miciyo ku qaniinid.

qamuunyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Ciil iyo caro badan darteed faruuryo la qaniinid.

qaniin [m.l]
Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.

qaniin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Ilko si xoog leh wax ugu qabasho. 2. Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg