qaniinsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)1. Nafley afka wax u gelin si uu u qaniino. 2. Cid isku dirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaniinsii ↴
qaniinsiin [m.f.dh]
eeg qaniinsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg