qanjaruufo
(m.dh)ld qandhuufo¹.
qanjaruufo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ftay, -fatay)ld qandhuufo².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanjaruufo ↴
qandhuufo [m.dh]
Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.
qandhuufo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².
qanjaruufasho [m.f.dh]
eeg qanjaruufo². ld qandhuufasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg