qanjirid
(m.f.dh)

eeg qanjir². ld qanjir¹ (3).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qanjirid

qanjir [m.l]
1. Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay. 2. Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn. 3. ld qanjirid. ld qanjidh.

qanjir [m.l]
1. Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay. 2. Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn. 3. ld qanjirid. ld qanjidh.

qanjir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg