qansax
(m.l)

(qansax, m.dh) Geed quraca la bah ah oo leh qodxo yaryar, mayraxiyo xabag wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qansax

hobay [m.l]
1. Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa. 2. H. ah: meel cidla ciirsila'ah.

qaraabaqansax [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Qaraabannimo aan dhaweyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg