qaqabow
(m.l)ld qabqabow.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaqabow ↴
barqaqabow [m.l]
Toddobada subaxnimo ilaa sagaalka ama subaxnimada inta qorraxdu ayan kululaan.
qabqabow [m.l]
Cabbitaan qabow oo la cabbo. ld qaqabow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg