qaraabayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Cid qaraabo ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraabayso

qaraabaysasho [m.f.dh]
eeg qaraabayso. ld qaraabaysad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg