qaraabid
(m.f.dh)

eeg qaraab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraabid

qaraab [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.

qaraab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Soo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag iwm la shaqaysan meelo ka shaxaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg