qaraarid
(m.f.dh)

eeg qaraar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraarid

ashqaraarid [m.f.dh]
eeg ashqaraar². ld ashqaraar¹ (2).

qaraar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Dhadhan aan macaanayn. 2. Go'aan. 3. Maseyrka laga maseyro cid waxay haysato. ld xaraar.

qaraar [m.l] (-rro, m.dh)
(taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.

qaraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cid wax ay haysato ka masayrid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg