qaraaxadin
(m.f.dh)eeg qaraaxadi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaraaxadin ↴
qaraaxad [m.dh]
1. Qalab bir, caag iwm ka samaysan oo inta ogsijiin, gaas iwm lagu shubo sigaarka lagu shito, walaacad. 2. Weynaanta cod. 3. Xajmiga iyo weynaanta qof leeyahay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg