qarafso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Wax lagu noolaado sida miro iwm duur ka raadsasho. 2. Socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarafso

qarafsasho [m.f.dh]
eeg qarafso.

qaraf [m.l] (-fyo, m.dh)
Kabriid; tarraq.

qaraf [Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective]
Qori xalleefsan oo ciidda digada xoolaha iwm lagu guro; digaxaar.

qaraf [m.dh] (-rfo, m.dh)
Weel qori ka samaysan oo kaadida geela iyo goggobada lagu qamiiriyo marka xoolaha la dhayayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg