qaramada Midoobay
(m.dh)(taar.) Urur la sameeyey dagaalkii II ee adduunka kaddib, oo ay xubin ka yihiin waddamada adduunka oo dhan, loona dhisay iskaashiga iyo wax-wada-qabsiga Caalamiga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaramada Midoobay ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg