qararamso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax adag ilko ku burbursasho. ld qararabso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qararamso ↴
jacburo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ray, -rtay)
Wax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.
qararabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld qararamso.
qararamsasho [m.f.dh]
eeg qararamso. ld qararabsad, qararabsasho, qararabsi, qararamsad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg