qarash
(m.l) (-shyo, m.dh)

1. Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo. 2. ld kharash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarash

dallaal [m.l] (-llo/-liin, m.dh)
1. Qof shaqadiisu tahay in uu dadka wax u kala iibiyo. 2. Hantida qof dadka wax u kala iibiya qarash ahaan u qaato. ld dillaal¹, dullaal¹.

qarashayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld qarasheysan.

qarashayeysnaan [m.dh]
ld qarasheysnaan.

qarashayeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarasheysnaan.

qarashee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-sheeyay, -sheysay)
Bakoorad, jeedal iwm qarash ku samayn. ld qarashyee.

qarasheyn [m.f.dh]
eeg qarashee. ld qarashyeyn.

qarasheysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Bakoorad, jeedal iwm oo qarash lagu sameeyey ahaansho. ld qarashayeysan.

qarasheysnaan [m.f.dh]
eeg qarasheysan. ld qarashayeysnaan, qarasayeysnaansho.

qarasheysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarasheysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg