qarashee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyay, -sheysay)

Bakoorad, jeedal iwm qarash ku samayn. ld qarashyee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarashee

qarasheyn [m.f.dh]
eeg qarashee. ld qarashyeyn.

qarashyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yaysay)
ld qarashee.

qarash [m.l] (-shyo, m.dh)
1. Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo. 2. ld kharash.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg