qarasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Wax qaras qaaday noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarasow ↴
qarasoobid [m.f.dh]
eeg qarasow.
qaras [m.dh]
1. Wasakh midab cagaaran leh oo ku raagta caloosha oo ka dhalata cuntada qofka cuno. 2. Hadal badan oo xun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg