qarbidix
(m.dh)Tolmada ugu dambeysa ee weel afkiisa lagu sameeyo; rigrigo.
qarbidix
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)Weel rigrig afka kaga tolid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarbidix ↴
qarbidxid [m.f.dh]
eeg qarbidix².
qarbidxo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xaday, -xatay)
Weel qarbidix ku tolasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg