qarbidxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qar bidix lagu tolay ahaansho (weel).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarbidxan

qarbidxanaan [m.f.dh]
eeg qarbidxan. ld qarbidxanaansho.

qarbidxanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarbidxanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg