qarbudid
(m.f.dh)eeg qarbud². ld qarbudaad (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarbudid ↴
qarbudaad [m.dh]
1. Qasidda la isku qaso wax nidaamsanaa. 2. ld qarbudid.
qarbud [m.l]
Qasid wax nidaamsanaa lagu sameeyo.
qarbud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Rabsho sameyn. 2. Wax nidaamsanaa isku qasid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg