qardajeex
(m.l)

Socod lagu maro meel dhir badan oo aan waddo la maro lahayn.

qardajeex
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Meel dhir badan oo aan waddo lahayn marid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardajeex

qardajeexid [m.f.dh]
eeg qardajeex². ld qardajeex¹.

qardajeexsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Nafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.

qardajeexsiin [m.f.dh]
eeg qardajeexsii.

qarqaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Dhul buuraley ah qardajeexid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg