qardajeexsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Nafley meel dhir badan oo aan waddo lahayn marin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardajeexsii ↴
qardajeexsiin [m.f.dh]
eeg qardajeexsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg