qardaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)1. Dhul wax la qardeeyey ahaansho. 2. Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardaysan ↴
qardaysnaan [m.f.dh]
eeg qardaysan. ld qardaysnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg