qardee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

1. Dhul geedo ka gurid si wax loogu beerto ama hawl kale loogu qabsado. 2. Cid wax amaah ahaan u siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardee

qardayn [m.f.dh]
eeg qardee.

qardaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Dhul wax la qardeeyey ahaansho. 2. Qof faras iwm oo uu fuulay ku murqo go'ay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg