qardhabo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Qalab yar oo bir ah oo ka kooban laba af oo is qabsata marka la isku riixo oo timaha iwm lagu sii-siibo. 2. Nooc ka mid ah kelbadaha. 3.Manqas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardhabo

manqas [m.l] (-syo, m.dh)
Laba birood oo isku xiran afna leh oo wax lagu jaro; qardhabo. ld maqas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg