qardoofee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

1. Cid dhaawac aan weynayn gaarsiin. 2. Cid hadal qadaf ah ku dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardoofee

qardoofeyn [m.f.dh]
eeg qardoofee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg