qardoofo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Dhaawac aan weyneyn. 2. Hadal qadaf ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardoofo

qardoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
1. Miro aan weli bislaan cuniddooda ku jirrasho. 2. Socod, fardo-fuul iwm ku jiiro-go'id.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg