qardow
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)

Murmurux ama jiirago'salka iyo cajirrada ka gaara qof aan fardafuul ahayn ama ka raagay, in mudda ah markuu gammaan ama rakuub fuushanaado.

qardow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Qof gammaan ama rakuub in muddo ah saarnaa cajirrada ka murxid ama jiira-go'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qardow

qardoobid [m.f.dh]
eeg qardow².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg