qareen
(m.l) (-nno, m.dh)

1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.

qareen
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eemay, -eentay; -eemi)

1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qareen

qareemid [m.f.dh]
eeg qareen².

qareennimo [m.dh]
1. Qareen ahaansho. 2. Qaraabo, sokeeye.

qareensasho [m.f.dh]
eeg qareenso.

qareenso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid xigto ka dhigasho.

qare [m.l]
1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh. 2. Miraha geedka qaraha.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg