qareenso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid xigto ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qareenso ↴
qareensasho [m.f.dh]
eeg qareenso.
qareen [m.l] (-nno, m.dh)
1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
qareen [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eemay, -eentay; -eemi)
1. U q.: gar yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg