qarfacad
(m.dh)

(qaraafiic, m.dh) Kabo qori ka samaysan oo guriga lagu dhex joogo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarfacad

qaraafiic [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg qarfacad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg