qarfadid
(m.f.dh)

eeg qarfad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarfadid

qarfad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.

qarfad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Harag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg