qaroon
(m.dh) (-oomo, m.l)Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaroon ↴
qaro [m.dh]
ld qiro¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg