qarqarid
(m.f.dh)eeg qarqar².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarid ↴
caac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.
waliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Gariirid, qarqarid, jarayn.
qarqar [m.l]
Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.
qarqar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qarqaryo dareemid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg