qarqariyo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld qarqariye.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqariyo

qarqariye [m.l]
1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.

qarqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg