qarqarsi
(m.l)Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
qarqarsi
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarsi ↴
qarqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
qarqarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiay, -iisay)
ld qarqari; qarqarsi².
qarqarsiin [m.dh]
ld qarqarin; qarqarsiyid.
qarqarsiinyo [m.dh]
ld qarqarsi¹, qarqarsiyid.
qarqarsinaan [m.f.dh]
eeg qarqarsiyan. ld qarqarsinaansho.
qarqarsinaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarqarsinaan.
qarqarsiyan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-sinaa, -sinayd)
1. Awr la qarqarsiyey ahaansho. 2. Cid wax lagu khasbay ahaansho.
qarqarsiyid [m.f.dh]
eeg qarqarsi². ld qarqarsiin, qarqarsiinyo.
qarqar [m.l]
Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.
qarqar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qarqaryo dareemid.