qarqarsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiay, -iisay)ld qarqari; qarqarsi².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarsii ↴
qarqari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.
qarqarsi [m.l]
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
qarqarsi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
qarqarsiin [m.dh]
ld qarqarin; qarqarsiyid.
qarqarsiinyo [m.dh]
ld qarqarsi¹, qarqarsiyid.
qarqarsiyid [m.f.dh]
eeg qarqarsi². ld qarqarsiin, qarqarsiinyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg