qarqarsiin
(m.dh)ld qarqarin; qarqarsiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarqarsiin ↴
qarqarsi [m.l]
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
qarqarsiinyo [m.dh]
ld qarqarsi¹, qarqarsiyid.
qarqarsiyid [m.f.dh]
eeg qarqarsi². ld qarqarsiin, qarqarsiinyo.
qarqarsi [m.l]
Qaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la iskula xiraayo xarig si uusan u kicin inta la raraayo. ld qarqarsiinyo.
qarqarsi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xirid si uusan u kicin inta la rarayo. 2. Ku q.: cid wax ku khasbid. ld qarqarsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg