qarraacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)Qarraac ahaansho (xoolo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarraacan ↴
qarraacnaan [m.f.dh]
eeg qarraacan. ld qarraacnaansho.
surrucaad [m.l]
Naxdin weyn oo lala argag-gaxo; qarraacan.
qarraac [m.l]
Q. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.
qarraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Nafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg