qarraafis
(m.l)Budaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarraafis ↴
qarraaf [m.l]
1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwareeg aan dan gaar ah lahayn. 3. ld qarraafid.
qarraaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg