qarracan
(m.l)Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.
qarracan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)Qof naxdin weyn la kulmey noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarracan ↴
muraaradillaac [m.l]
Naxdin weyn oo lala argaggaxo; qarracan. ld marooradillaac¹.
qarracmid [m.f.dh]
eeg qarracan².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg