qarreran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarreran ↴
qarrernaan [m.f.dh]
eeg qarreran. ld qarrernaansho.
qarrer [m.l]
ld qarrir¹.
qarrer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld qarrir² (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg