qarrir
(m.l)

Dillaac uu yeesho derbi, weel, dhul iwm. ld qarrer¹, qarririd.

qarrir
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)

1. (f.g) Wax qiimahooda, wakhtigooda, tiradooda iwm xaddidid. 2. (f.mg) ld qarrer. Dhul, dhar iwm dillaacid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarrir

jaawqarrir [m.l]
ld jaaw.

qarrer [m.l]
ld qarrir¹.

qarrer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld qarrir² (2).

qarrerid [m.dh]
ld qarririd.

qarriran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Arrin iwm wax go'aan laga gaaray ahaansho.

qarririd [m.f.dh]
eeg qarrir². ld qarrer¹, qarrerid, qarrir¹.

qarrirnaan [m.f.dh]
eeg qarriran. ld qarrirnaansho.

qarrirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarrirnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg