qarroor
(m.l)

Hoore yar oo weel salkiisa ku hara.

qarroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Hoore yar weel salkiisa ku harid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarroor

qarroorid [m.f.dh]
eeg qarroor².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg