qarsasho
(m.f.dh)

eeg qarso. ld qarsad, qarsi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarsasho

anqarsasho [m.f.dh]
eeg anqarso. ld canqarsasho.

canqarsasho [m.dh]
ld anqarsasho.

dambaabaso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.

kaayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax meel ku qarsasho.

koodi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hadal sir ah cid ku qarsasho. 2. Cid shukaansasho.

qalluul [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-uulay, -uushay)
Cid wax ay qaybineysay wax ka qarsasho.

qarsad [m.l]
ld qarsasho.

qarsi [m.l]
ld qarsasho.

qurunso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Dugaagga qaar ka mid ah hilib qurun ka dhigasho. 2. Wax qarsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg