qarsoomid
(m.f.dh)eeg qarsoon¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarsoomid ↴
biriq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rqay, -riqday; -rqi)
Iftiin yar oo muuqday dhaqso u qarsoomid.
libir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bdhay/-bray, -birtay; -bdhi)
1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
miriq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rqay, -riqday; -rqi)
1. Bidhaan fogaatay muuqaalkeeda qarsoomid. 2. Muuqaal deg u qarsoomid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg