qasad
(m.l) (-dyo, m.dh)1. Muraad; dan. 2. Fal si ulakac ah loo sameeyo. ld qasdi.
qasad
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-sday, -sadday; -sdi)1. (f.g) Wax samayntooda damcid. 2. (f.mg) U q.: meel ama wax muraad ka yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasad ↴
gablee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Socod cagajiid ah oo aan qasad lahayn samayn.
qasdi [m.l]
ld qasad¹.
qasdid [m.f.dh]
eeg qasad².
toogo [m.dh]
Muraad, qasad, hadaf, tooggo. 2. Kol; mar. ld tooggo.
qas [m.l]
1. Rabsho iyo xasillooni la'aan. 2. Siil. 3. Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.
qas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg